Our Job Offers
Contact us for job opportunities.

About us
Kobciye waa iskaashato soomaaliyeed oo loo wada siman yahay oo ay wada leeyihiin isirka Soomaaliyeed oo idil. waxaana la aasaasay bishii Juun, 2016. Kobciye waa iskaashato maalgalineysa wax soo saarka gayiga soomaaliyeed.